
Maxkamadda Sare ee Kenya oo diiday in lala wareego Guri iyo Lacag uu leeyahay diblomaasi Soomaali ah
NAIROBI – Maxkamadda Sare ee Kenya ayaa diiday codsi dowladda Kenya ku dooneysay inay ku la wareegto guri ku kacaya $833,000 iyo lacag dhan $65,000 oo uu leeyahay Jibriil Cusman Mohamed, diblumaasi Soomaaliyeed oo hore. Dowladda ayaa ku eedaysay inuu …